Siyaasiga Cabdilaahi Xaaji Dheere oo hore u soo noqday Madaxweynaha Banaadir State ayaa waraysi uu bixiyay ka hadlay Maqaamka Magaalada Muqdisho
Mudane Cabdilaahi Xaaji Dheere ayaa sheegay in Dadka ku nool Magaalada Muqdisho ay xaq u lee yihiin in ay helaan Matalaad siyaasadeed Waxaana uu eedeeyn U jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku Eedeeyay in aysan Ogoleyn qaarkood shacabka muqdisho ay helaan Maqaam gaar ahoo iyga matalaad Siyaasadeed
Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Dheere ayaa Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo Waxaana Ugu Dambeyntii uu sheegay in shacabka Muqdisho Xuquuqda ay lee yihiin ay raadsan doonaan Haddii Dawlada Fedraalka aysan meel marin Xuquuqda Siyaasadeed ee gobolka Banaadir