Dhageyso: Saameeynta uu Cudurka Covid19 ku yeeshay Soomaalida ku nool Yurub

Cudurka Carona virus oo ah Cudur safmar dila ah ayaa saameyn xooggan ku yeeshay guud ahaan dunida oo dhan.

Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ka mid ah Soomaalida ku nool Dalka Swedan ayaa warbaahinta Aragti Cusub uga warbixiyay Saameynta uu Cudurka Covid19 ku yeeshay Soomaalida ku nool Dalalka Yurub iyo Maraykanka

Cudurka ayaa looga badbadi karaa marka uu qofka gurigiisa joogo oo uusan banaanka aadin, hase ahaatee Dadka ku nool Qaarada Afrika iyo Yurub Maxay ku kala duwan yihiin marka loo eego xakameynta Cudurka Covid19?

Sheekh Fu’aad Bin Caqiiloo ah Aqoonyahan Soomaliyeed oo muddo badan ku nool Dalka Swedan ayaa nooga warbixinaya Farqiga u dhexeya Dadka ku nool Yurub iyo Qaarada Afrika marka timaado xakameynta Cudurkaan dilaaga ah.