Dhageyso: Musharax Xildhibaan Daahir Xasan Xuseen oo soo dhaweeyay doorashooyinka dhawaan dalka ka dhacaya

Mushrax Xildhibaan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Somaaliya Mudane Daahir Xasan Xuseen (Daahir)
Ayaa so dhaweeyay Qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga Qaranka ee dhawaan lagbu qabtay Magaalada Muqdsho iyo Heshiiska laga gaaray qabsoomida doorashooyinka
Musharax Mudane Xildhibaan Daahir xasan Xuseen Daahir (Daahir) ayaa marka hore ku amaanay cidkasta eek a qayb qaadatay suurta gelinta Heshiiska waxaana dhinaca ale uu ka codsaday madaxweynaha Galmudugn n uu u cadaalad sameeyay Dhamaan Musharixiinta a qayb qaadaeysa Tartanka doorashooyinka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lag qaban doono Magaalada Dhuusamareeb.
Daahir Mudane Xasan Xuseen Daahir Tabliiq oo ka mid ah Wasiirada hore Dawlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu yahay Musharax Xildhibaan Federaal oo Tartamaya doorashada 2021 iyo 2025
Mudane Mudane Daahir Tabliiq ayaa sheegay Haddii uu ku guuleysto doorashadaasi uu shacabkiisa u Horseedi doono Hawlkarnimo Cadaalad iyo Isbedel Isaga oo ka codsaday bulshada uu Matalo in ay u Codeeyaan
Daahir Mudane Xasan Xuseen ayaa hore u soo noqday Gudoomiyaha Degmada Deyniile iyo Isaga ooka soo mid noqday Wasiirada Maamulkii hore ee Galmudug