Dhageyso: Maxaa ka soo baxay Shirka laascaanood?

Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar oo odayaasha dhaqankaa Soomaliland kuna sugan magaalada Hargeysa  ayaa ka hadlay shirka ka socda magaalada laascaanood ee xaruntaa gobolka sool.

Shirkaas oo ah mid watashi  oo looga arinsanayo aayaha gobolada sool sanaag iyo ceyn ayaa Boqor Maxamed Jaamac waxaa uu bogaadiyay habsami socod ka shirkaa laascaanood  ‘ isagaa oo intaas ku daray  xukumadda Soomaaliland  wafdiga ay u dirtay laascaanood loogaa dambeeyo shirka.

Dhinaca kale “ Boqor Maxamed jaamac ayaa so dhaweeyay hadal dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha dawlada federaalka xasan sheikh Maxamuud  oo yiri wixii ka dhacay laascaanood  xal ka gaaristeeda Dadka dega gobolka sool ayay u taala .

Ugu dambeeyntii Boqor maxamed jaamac ayaa ku baaqay in la shaqeeyo xasiloonida soomaaliya iyo dalalkaa jaarka  la ah.