Dhageyso: Mas’uul ku baaqay in loo Gurmado Dadka ku nool Degmada Husingow

Siyaasi Maxamed ismaaciil ooka soo jeeda gobolka jubada hoose ayaa ka hadlay xaalada Degmadaa Husingoow oo ka Tirsan Gobolkaasi  jubada hoose

Mudane mMxamed Ismaaciil ayaa shaaciyay Xaalado Adag oo dhinaca Nolosha ah ay ka jirto degmada Husingow ‘ waxaana uu Tilmaamay  in aysan Jirin cid u istaagtay sidii wax looga qaabaan laahaa dhibaatooyinka ka jira Degmaada  Husingoow oo ka tirsan degmooyinka Gobolka jubaada Hoose.

Sidoo kale Siyaasiga ayaa Ugu baaqay Dawlada Fedeaalka sooaaliya hay’aadaha Samo Falka iyo Maamulka Jubland in ay Gurmad dhinac kasta ah ay la garaaan Dadka ku dhaqan Degmada Husingoow oo ka tirsan Gobolka jubada Hoose