Gudoomiyhii hore Degmada Leego gobolka shabeelaha Hoose Abuukar Cabdilaahi Isaaq Alcadaala ayaa ka hadlay Colaad laba Beelood ku dhex martay Degmada Wanlawen ee gobolka shabeelaha hoose
Gudoomiye Abuukar Cabdilaahi Alcadaala ugu baaqay Waxgaradka Beelaha ku dagaalamay Degmada Wanlaweyn in ay u hogaansamaan baaqyada loo jeedinaayo oo ah in daagalada ay Joojiyaan
Sdoo kale waxaa uu uga mahad celiyay kaalinta Dawlada Federaalka Soomaaliya ay ka qaadatay daminta Colaada Halkaasi ka jirta