Dhageyso: Gudoomiyha Xisbiga SAMO oo baaq U diray Dawlada Soomaaliya

Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Aaank iyo idnimo u ololeeynta SAMO Mudane  Aweys Xuseen sheikh Xuseen Huneero oo Warbaahinta la hadlayay ayaa ka hdlay Dhibaatooyinka Dadka shacabka ah ka soo gaaray Fatahaada Webiga shabeelle  uu ka geystay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan.

Gudoomiye Aweys Sheekh Xuseen Huneero ayaa ka codsaday DawladaFederaalka oomaaliya iyo Hay’adaha Samo Falka in ay de dejiyaan Gurmadka lala gaarayo Qoysaskii ka barkacay Fatahada uu Webig shabeelle ka geystay Magalad Baladweyne kuwaas ooxaaldo adag ay ku heysato duleedyada Magaalada Baladaweyne oo ay u barakaceen.

Halkan ka Dhageyso Waraysiga Gudoomiyha Xisbiga SAMO: