Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo Hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo u ololleeynta (SAMO) Ugaas Aweys sheikh Xuseen Huneero oo Hambalyo ku aaadan Munaasabada Ciida Carafo u diray shacabka Soomaaliyeed .

Gudoomiyaha Xisbiga (SAMO) Ugaas Aweys sheikh Xuseen Huneero ayaa u rajeeyay shacabka Soomaaliyeed in Ciidan Ciideeda kale au ku gaaran Nabad iyo Caafimaad.

Ugu dambeeyntiintii ‘ Ugaas Aweys Sheekh Xuseen Huneero ayaa Ummada Soomaaliyeed Meel walba oo ay joogaan ugu baaqay in ay is cafiyaan sidoo kalena nabada ay ka shaqeeyaan.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka :