Xildhibaan hore ahna Siyaasi Xuseen Gaagaale ayaa ka hadlay FatahaadaWebiga shabeelle uu ka geystay Magaalada Baladweyne.
Siyaasi Xuseen Gaagaale ayaa ku Eedeeyay Maamulka Hirshabeelle iyo Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka in ay dayaceen shacabka ka barakacay Xaafadaha Magaalada Baladweyne ee Fatahaada ay saameysay .
Sidoo kale MudaneXuseen Gaagaale ayaa ugu baaqau Maamulka Hirshbeelle in la bad baadiyo shacabk kale ee Hirshabeelle ee ku nool Mgaalada Jowhar islmarkaana looga digo saameynta uu ku yeelan karo Fatahaada Webiga shabeelle uu ka geysan karo degaanada oo lag cabsi qabo in uu saameyn kale uu yeesho.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Waraysiga Siyaasi Xuseen Gaagaale: