Siyaasiga Dr. Cali Cabdi Baab Islamarkaana ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo cadaalada ee uu Hogaamiyaha ka yahay sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur ayaa Edeeyay Gudiga doorashooyinka Qaranka ee Gudoomiyaha ay ka tahay Xaliimo yareey
Dr Cali Cabdi Baab ayaa ku eedeeyay Gudiga doorashooyinka Qaranka in shahaadada Aqoonsiga ay U diideen Xisbiga Amniga iyo Cadaalada Waxaana uu sheegay in Gudigaasi aan lagu Aaamini Karin Masiirka Doorashooyinka Soomaaliya oo Tilmaamay in hal dhinac ay la safteen
Ugu Dambeyntii Dr Cali Cabdi Baab ayaa sheegay in Xisbiga Amniga iyo Cadaalada Gudiga Doorashooyinka Qaranka ay hor dhiigeen sharuudo aan Xisbiyada kale la weydiin Taasi oo ku tilmaamay Cadaalad darro lagu sameeyay Xisbiga Amniga iyo cadaalada