Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali shar ma’arke ayaa ka hadley isbeddelka siyaasadeed ee ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii xilka laga qaadey Raysalwasaare Xassan Cali Kheyre.
Cumar Cabdirashiid ayaa sheegey in Baarlamaanku xilka ka qaadi karaan Ra’iisal wasaaraha laakiin waxa dhacay ay yihiin wax aan horey u dhici jirin, isla markaana ka leexsan sharciga iyo xeer hoosaadka baarlamaanka
Hase ‘ahaatee Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Cumar cabdi Rashiid Cali ayaa u muuqda mid aan ku qanacsaneyn Xil ka qaadista lagu sameeyay Ra’iisal wasaarihoo hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa