Dhageyso: Cali Maxamed Caraale ‘ Waare xil iga qaadi karo.

Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ee xilka laga qaaday ayaa kasoo horjeestaay xilka qaadistaas,isaga oo sheegay inay tahay mid Sharci darro ah,isla markaana Madaxweyne Waare uusan xilka ka qaadi karin.

Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilka guddoomiyaha gobolka Hiiraan  laguna Magacaabey markii Saddexaad Cali Jeyte Cismaan.

Cali Maxamed Caraale oo xilka qaadista lagu sameeyay ayaa ka soo horjeestay Xil ka qaadistaasi