Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa ku eedeeyay madaxdhaqameedka Waqooyiga Gaalkacyo inay ka cagajiidayaan iskaashi ay la yeeshaan maamulka Puntland oo uu Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni hoggaamiyo.
Cabdi Weli Gaas waxa uu ku dhaliilay madaxdhaqameedka inay ka soo qaybgali waayeen kulan uu qabtay Madaxweyne Deni
Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay Odaydhaqameedyada Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland oo ay kaga jawaabeen Eedeymaha ka soo yeeray Madaxweynihii hore Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas