Dhageys: Siyaasi Cabdilaahi Dheere oo soo dhaweeyay Mataalada Siyaasadeed ee gobolka Banaadir

Siyaasi Cabdilaahi Dheere  Islamarkaana ahaa Madaxweynhii   Banaadir State ayaa soo dhaweeyay go,aankii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ku meel mariyeen xeerka Matalaada Siyaasadeed gobolka Banaadir uu ku yeelanayo  Aqalka Sare

 

Mudane Cabdilaahi Dheere ayaa  ka mahad Celiyay dadaalka Madaxda  Dalka ay u galeen in Matalaad siyaasaded uu gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare

Siyaasi Cabdilaahi Dheere oo hadalkiisa si wata ayaa bogaadiyay juhdi loo galay in gobolka banaadir uu 13ka kursi ku yeesho Aqalka sare

 

Ugu dambeyntii cabdilaahi Dheere ayaa ku Amaanay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , Ra’iisal Wasaare Xasan Cali kheyre iyo Gudoomiyaha  Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya dadaalka ay u galeen in gobolka Banadir uu matalaad siyaasadeed uu ku yeesho Aqalka Sare