Guri ku yaala xaafad ku taala degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir waxaa lagu qaaday Weerar Qarax ku bilowday
Koox loo maleeynayo in ay ka tirsan yihiin Alshabaab ayaa weerary gurigaas oo la sheegay in uu leeyahay sarkaal ka Tirsan Ciidanda Dawlada Federaalka Soomaaliya
Wararka ayaa sheegaya in Gurigga la weeraray ee uu leeyahay Sarkaal ka tirsan dawlada waxaa ku dhagenaa guri uu degan yahay Senator Cali Shacbaan oo ah Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya .
Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkaas.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info @aragticusub.com