Deg-deg : Ra’iisul Wasaare Rooble oo Caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor-dhow ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey.

Liiska wasiirada ayaa waxaa ku jira xubno cusub, halka qaar ka mid ah wasiiradii hore ee xukuumaddi Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre dib loo soo celiyey.

Hoos ka aqriso liiska wasiirada