Deg Deg: Qarax iyo Israsaaseyn ka dhacday Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaliya.

Qaraxa ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka banaadir waxana qaraxa uu ka dhacay inta u dhexeysa Isgoysyada Kpp iyo Bakaaraha

Lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi ,

Dhinaca kale Wararka aynu ka heleyno xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in israsaaseeyn laysu adeegsaday qoryaha waaweyn iyo kuwo fudud ayaa laga maqlyaa magaalda muqdisho wixii warar ah eek u soo kordha waan idiin soo gudbin doonaa inshaa Allaah.

Xafiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com