Deg Deg : Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay caawa Muqdisho

Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qarax caawa dhacay maqaayad ku taalla degmada Shangaani.

Wararka hordhaca ah oo ay heahay warabaahinta aragticusub ayaa sheegaya in maqaayadda ay ka cunteeyaan dad rayid ah.

Waxaa wararku sheegayaan inuu jiro khasaare ka dhashay weerarkaas. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dad shacab ah  ay ku dhinteenqaraxasi oo ahaa ismiidaamin.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com