Allaha unaxaaristo Shekh Mohamed Hassan oo ah Imaamka Masjidka Abu Huraira ee Magalada Columbus Ohio oo Labadi Bari ee ugu dandeysay Lala.aa ayaa maydkiisa goor dhawwed lahelay sida uu kusoo waramayo wariye ka tirsan warbaahinta Aragticusub.
Dhacdadaani oo ah mid aad u xanuunbadan ayaa arga-gax iyo walaac xoogay ay ka muujiyeen Jameecada masjidka iyo guud ahaan Soomaalida ku nool dalka Mareeykanka ee uu falkaasi ka dhacay.
Imaamka Abu Huraira ee Magalada Columbus Ohio oo lala´aa mudo 2-bo maalin ah ayaa lasheegay in toogasho lagu dilay sida ay sheegayaan wararka iminka aanu heleeyno.
Hayadaha amaanka oo ay qeeb kayihiin booliska ayaa goor dhaw soo gaaray halka laga helay Meeydka Imaamka waxa ayna shegeen in ay baarayaan falkaan lagu toogtay wadaadka oo loo maleeynayo in ay ka danbeeyeen kooxo cunsuriyiin ah .
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com