Musharaxii Xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden ayaa lagu dhawaaqay inuu noqday Madaxweynaha 46-lixaad ee Maraykanka ka dib markii u ku guuleystay doorashadii ka dhacday Maraykanka.
Natiijadii ugu dambeysay ee tirinta codadka ayaa muujineysa in Biden uu helay codadkii uu u baahnaa si uu u noqdo Madaxweynaha Maraykanka.
Biden ayaa ku guuleystay codadkii laga dhiibtay Gobolka Pennsylvania oo natiijadooda la shaaciyey isagoo helay 273 codadka loo yaqaano Electro Coleggem isagoo u baahnaa 270, sida ay baahiyeen Telefishinada CBS iyo CNN.
Xafiiska Wararka 0slo
Info@aragticusub.com