Dibad bax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo ayaa ka socda magaalada Muqdisho
Dibad baxa ayaa waxaa soo aqaban qaabiyay maamulka gobolka banadir waxaana lagu taageeraya 13 kursi uu gobolka banaadir ka helay Aqalka sare
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa dibad baxaya ka qayb galaya lana filayo in uu qudbad ka jeediyo
Amaanka wadooyinka ayaa la adkeeyay waxaana halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan booliska soomaaliya kuwaas oo wata Gaadiidka dagaalka
Arintaan ayaa ku soo aadeysa xili madaxweyne Farmajo uu saxiixay 13 kursi uu gobolka Banaadir ku yelanayo Aqalka Sare
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com