Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Heshiis kala Saxiixday+Sawiro

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo DowladdaTalyaaniga kala  saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS   Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa heshiiskan la saxiixday safiirka Dowladda Talyaaniga u jogga Soomaaliya Mudane Alberto Vecchi oo uu sheegay inuu si gaar kagala shaqeeya saxiixa maanta suurta galay.

Wuxuu u mahad celiyay safiirka iyo guud ahaan Dowladda Talyaaniga sida hagar la’aanta ah ay u garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com