Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay Shirka Furmaya Muqdisho

Shirka wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada Muqdisho.

Waxaaa Magaalada Muqdisho ka socda Qabanqaabo ku aadan munaasabadda furitaanka  iyo socodsiinta howlaha shirka wadatashiga

Xukuumadda FS ayaa sheegtay in aysan jirin wax  isbaddal ah oo ku yimid hannaankii loogu talagalay qabashada shirka wadatashiga.

Madaxda Dawlad Goboledyada Qaar ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho Halka kuwo kalenya lafilayo  in maanta ay soo gaaraan Muqdisho

Xafiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub,com