Dawlada Shiinaha oo Taageertay go’aanka dawlada Soomaaliya

Dalka Shiinaha ayaa  taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye.

Dowladda Shiinuhu waxay xustay in ay ixtiraamayso madaxbanaanida iyo karaamada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo ku taagan mabda’a ah Soomaaliya Soomaali baa leh.

Warkaan ka soo baxay Dawlada Shiinaha ayaa imaanaya xilli Dawlada Waqtigeeda uu dhammaaday ay ku Eedeeysay Wakiilada Beesha Caalamka eek u suan Soomaaliya Faragelin Toos ah ay ku hayaan arimaha Soomaaliya

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com