Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dawlada Kenya uga digtay Abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad si sharci daro ah dalkeeda ugu martigelisay si xasilooni daro loogu abuuro gudaha Soomaaliya.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com