Wasiiru Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Raxmaan Jaabiri ayaa ka digay in la marin Habaabiyo Islamarkaana la niyad jebiyo Ardayda galaysa Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Sare
Hoos ka Daawo Muqaalka Wasiirka
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com