Dawlada Federaalka oo dalka ku soo celisay Dad ku xayirnaa Dalka Sacuudiga+Sawirro

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa magaalada Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacuudiga ayaa maanta dowladda Soomaaliyeed ku soo celisay dalka kuwaas oo tiradoodu gaareyso 142 Ruux waxaana ay arintaasi qeyb ka tahay qorshaha ballaaran ee dowladda Soomaaliyeed ku dooneyso inay kaga jawaabto baahida dadkeedu u qabaan in dalkooda lagu soo celiyo.
Duulimaadkaan waa duulimaadkii Sagaalaad  oo ay ka shaqeeysay Qunsuliyadda Guud ee Jeddah in Muwaadiniintaas dib loo soo celiyo.
+4
<img class="j1lvzwm4" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
Ciise Ibraahim Axmed, Farxan Akhyaar and 1K others
260 Comments
114 Shares
Like

Comment

Share