Danjiraha Soomaaliya ee DalSenigal oo Warqadaha Aqoonsiga laga gudoomay

Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqaha  aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya u magacawday Dalka Senegal  Danjire. Maxamed Xuseen Awliyo

Danjire Awliyo ayaa nuqulka warqadihiisa aqoonsiga Danjiranimo waxaa ka guddoomay Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall, iyadoo loo sameeyay habmaamuus Qaran oo lagu soo dhaweynayay.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Senegal Danjire. Maxamed Xuseen Awliyo ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono horumarinta cilaaqaadka dhinacyada badan leh ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Senegal.

Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa dhankiisa soo dhaweeyay Safiirka cusub ee Dawladda Soomaaliya u magacawday dalkiisa, wuxuuna u ballan qaaday inuu gacan ku siin doono gudashada waajibaadkiisa safiirnimo.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com