Dagaal u dhexeya Ciidanka Maamulka Hirshabeele iyo kuwa Dawlad Federalka oo dhinac ah iyo jabhada Uu Hogaamyo Jeneraal Xuud ayaa ka hacay Magaalda Baladweyne
Dagaalka ayaa bilowday ka dibmarkii jabhada uu Hogaamiyo Jeneraal Xuud sakay weerar ay ku soo qaadeen Magaalada Baladweyne iyaga oo ka yimid deganka Ceel Gaal
Afhayeen u hadlay jabhada ayaa shaaciyay sababta ay u soo weerareen Magaalada Baladweyne ay tahay sidii xabsiga looga sii deeyn lahaa xabsigaasi Marxbuus oo Haween ah kuwaas oo ciidanka Hirshabeele ay xireen
Dagaalkaasi ka dhacay baladweyne ayaanan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi balse xaalada ayaa degan ka dib makii Jabhada Jeneraal Xuud ay dib ugu laabteen Fariisinkii ay ka yimaadeen ee degaanka Ceel gaal
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com