Dadaalo lagu xalinayo Khilaaf soo kala dhex galay Deni iyo Qoor Qoor oo Muqdisho ka socda

Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa mudooyinka dambe uu soo kala dhex galay mad madow Siyaasadeed

Hadda Magalada Muqdisho waxaa ka socda Dadaalo Siyaasadeed ee laysugu keenayoSaciid Deni iyo Axmed Qoor Qoor

Xildhibaano ka soo kala jeeda labada maamul goboleed ee Heer Federaal ayaa wada dadaalada laysugu keenaayo labada madaxweyne Goboleed.

Hase , yeeshee Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa soo kala dhex galay khilaaf Siyaasadeed oo salka ku haayo qabsoomida doorashooyinka dalka , waxaana labada mas’uul  la sheegayaa in taageero ay ka kala heystaan Villa Soomaaliya iyo Midowga Musharixiinta Mucaaradka ah.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com