Ciidamada dowlada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deegaanka Tooro-toorow ee Gobolka shabeelaha Hoose.
Deegaanka ayaa sanooyinki ugu dambeeyay ahaa meel ay xarun ka dhigteen dagaalyahanada alshabaab.
Halkaan ka daawo sawiro laga soo qaaday deegaanka Toora-Toorow.
Xafiiska Wararka ,Muqdisho.
Info@aragticusub.com