DAAWO:- Dr Cabdiweli Maxamuud Gurey oo arragtiyo kala duwan ka bixiyeey xaalka laascanood

Dr Cabdiweli Maxamuud Gurey oo mar musharax Madaxweyne Puntland isku soo sharaxay oo ka qayb galayeey Barnaamij Falanqeyn ah ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda laascanood & Gumaadka shacabka ay ku hayaan xukumadda Muuse Biixi.

Hoos ka Daawo Barnaamijka.