Ciidamada maamulka Somaliland ayaa gebi laga saaray gudaha magaalada Laascaanood oo caawa dagaal xooggan ku dhexmaray ciidamo xaq-u-dirir ah oo deegaanka u dhashay. Goobjoogayaal ku sugan Laascaanood iyo hogaamiyayaasha hawlgalka Somaliland lagaga sifaynayo gobolka Sool ayaa warbaahinta Daljir u sheegay in dhanka kastamka Cashuuraha ee Bariga magaalada ay isku aruursadeen ciidamadii Somaliland ee caawa lagaga awood roonaaday dagaalkii ka dhacay gudaha magaalada.
ARAGTIYo
Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka.
Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...