Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Hawlgal ka sameeyay duleedka degaanka Bariire ee gobolka Shabellada Hoose waxaa ayna ku dileen Sarkaal Ka Tiorsanaa Al-Shabaab
Taliyaha Ururka 143 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dhamme Axmed Xasan Siyaad oo la hadlay IWarbaahinta Dawlada ayaa sheegay in Howlgalka uu ahaa Mid qorsheysan isla markaana lagu dilay Madaxii Hoobiyaasha ee Alshabaab ee Degaankaasi u Qaabilsanaa sida uu hadalk u dhigay
Sidoo kale Dhamme Axmed xasan Siyaad waxa uu sheegay in Howlgalka lagu dilay ku dhawaad 17 ka tirsan Al-shabaab
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com