Wararka ka imanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya In Ciidamada Amniga Galmudug iyo kuwa Militariga Dawlada Federaalka Soomaaliya ay la wareegeen Deegaan ka Tirsan Gobolka Mudug oo Alshabaab
Saraakiisha Amniga Galmudug ayaa sheegay in Al shabaab ay ka baxeen Deegaanka Caad oo Fariisin weyn ay ku lahaayeen Alshabaab
Ciidanka Amniga Galmudug iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa mudooyinkii u dambeeyay Hawgalo ka wadeen Koonfurta Gobolka Mudug
Maamulka Galmudug ayaa wacad ku maray in Alshabaab ay ka saari doonaan degaanad Galmudug ay kaga sugan yihiin.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com