Ciidanka Danab oo Hawlgal ku bur buriyay Baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa

Ciidanka Danab  ayaa howlgal  qorsheysan oo ka  dhan ah  Al-shabaab ka Sameeyay  Deegaanka Jilib Marka oo ka tisan gobolka Shabeellada hoose.

howlgalka ayaa lagu bur buriyay gaari  walxaha qarax siday oo Alshabaab  ay ku doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Howlgalka ayaa dhacay saakay  waxaana  ujeedkiisu ahaa in lagu bur buriyo dhagarahaAlshabaab  eek a dhan ka ah Dadka shacabka ah atuu yiri mid ka mid ah saraakiish Hawlgalka qaabilsan .

Saraakiisha howlgal hogaamineysa ayaa sheegay in howlgalka qorshihiisu ahaa in laga hortago gaari Saruf ah soo  laga buuxiyay  walaxah qarax ah oo ay ku doonayay Alshabaab  in ay soo galiyaan magaalada Muqdisho .

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com