Ciidamadda amnigaa o Hawgal ku soo qabtay Nin lagu soo Eedeeyayin uu dhacay mooto Bajaaj

Muqdisho: Booliska Degmada Cabdicasiis ayaa soo qabtay ninkaan oo lagu eedeeyey inuu soo dhacay Mooto Bajaaj, kadibna uu Taargada ka bedeshay.

Ciidanka ayaa nikaan ka soo qabtay meel u dhow garoonka cayaaraha ee Eng. Yariisow, waxaana ku socda baaritaan, sida uu warbaahinta qaranka la wadaagay Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir.

Maalmihii la soo dhaafay Ciidamadda amniga ayaa hawlgallo lagu baacsanayo kooxaha burcaddaa aah ka waaday magaalaadaa muqdisho islamaarkaanaa gacanta ku soo dhigay dhawr eedeysanayaal kuwaas oo la sheegay in la soo qabtay iyagaa dhac u geysaanaayaa dad shacab ah.