Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka sameeyay degaano ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose

Cidmada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana ay maamulan Al-Shabaab.

Saraakiil ka Tirsan Kumaandooska DANAB ayaa waxaa ay sheegeen  in ay la wareegeen degaanada kala ah Dawacaale iyo Gambarey oo ka tirsan  Gobalka Sh/hoose,

Sidoo kale saraakiisha ayaa intaasi ku daraya in ay sii wadayaan Hawlgalada tan iyo inta ay la wareegayaan ciidamada dawlada dhammaan fariisimaha Ciidanka dawlada degaanada Al-Shabaab ay kaga sugan yihiin gobolada dalka

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa dhowr jeer oo hore waxaa ay howlgallo qorsheysan oo qaarkood degaano

Maalmihii la soo dhaafay Ciidamada dawlada ayaa hawlgalo ka waday degaano badan oo ka tirsan gobolada dalka

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com