Ciidaada psf Puntland oo ku biiray Hawlgalka ka socda Gobolka mudug

Muqdisho: Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland PSF ayaa oo xalay gaaray Degmada Wisil ee Koonfurta Gobolka dhaqdhaaqyo ka dhan ah Alshabaab

 

Ciidamaddaan ayaa la sheegay in ay gaarab istaagi doonnaan Ciidanka Danab oo Koofurta Gobolka mudug ka wada howlgal ka dhan ah  AlShabaab.

 

Ciidamadda PSF iyo DANAB ayaa ah ciidamo mushaar ‘ Qalabiyo Tababar ka hela Dowlada Mareeykanka, waxaana ciidanka PSF la sheegay in la  hoos keenay Dowlada Dhexe ee Soomaaliya iyaga oo markii hore ka Hawlgalayay kaliya deegannada  Maamulka Puntland uu ka Taliyo.