Caruur badan oo da’dooda ay ka yartahay 5 sano la ildaran xanuunnada Jadeecada iyo shuban biyoodka oo ka dillaacay
magaalooyinka Jamaame iyo Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dabiibayaa isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo.
Illaa iyo Ku dhowaad 10 carruur ah ayaa xanuunnada ugu geeriyooday magaalada Jamaame.
Deganaada Hoostaga gobolka Jubada Hoose ayaa Waxaa ka jira Xaalado bini,aadanimo oo ay qayb ka tahay nafaqa darro iyo xananuuno kala duwan oo saameysay caruurta ku dhaqan degaanadaasi
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com