Xaalado Caafimaad darro ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jiraan tuulooyin hoostaga Magaalada Jowhar
Caruurta da,dooda ay ka yartahay 5 sano ayaa waxaa saameeyn xooggan ku yeeshay xanuuno kala duwan sida shubanka jadeecada iyo nafaqo darri waxaana cauurtaasi into badan la gee yay isbitaal guud ee magaalada jowhar
Dhamaan saiiraha isbitaalka ayaa waxaa buux dhaafiyay caruurtaasi xanuunada kala duwan la ildaran oo laga tuulooyinka hoostaga Magaalada Jowhar
Maamulka Gobolka shabeelaha Dhexe iyo kan Magaalada Jowhar ayaan ilaa iyo hadda ka hadlin xaaladaha caafimad darro ee ka jira tuulooyinka hoostaga magaalada jowhar waxaana la sheegay in Isbitaalka Inter So see Magaalada Jowhar daawo la’aan ay ka jirto iyadoo Bukaanada Isbitaalka Jiifa Daawoyinka Farshi looga soo iibiyo/
Xafiiska wararka muqdisho.
info@aragticusub.com