Muqdisho,Sedex Carruur ah ayaa cudurka Shuban biyootka ugu geeriyootay Kaam ku yaala Magaalada Muqdisho.
Carruurtaan ayaa ku noolaa kaam lagu Magacaabo Maandeeq uu ku yaalla KM13.
Wararka ayaa tilmaamaya in carruurtaas uu ku soo booday cudurka sedex ka mid ahne u geeriyoodeen halka Todoba kale la dhigay goobaha Caafimaadka ee Magaalada Muqdisho.
Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa jiray xaalado nolol xumo oo soo wajahayay dadka barakacayaasha ah ee ku jira Kaamamka sababo la xiriiri in aysan helin gar gaarkii ay u baahnaayeen.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com