Xili ciidamo kasocdo dowlada dhexe ee soomaaliya kuna hubeeysan hubka nuucyadiisa kaladuwan gelinkii danbe ee maanta ay gaareen caasimad goboleedka Hiirshabelle ee jowhay ayaa waxaa soo baxayo shaki weey oo ay qabaan shacabka Jowhar.
ila 200 oo asgari oo kamid ah ciidanka dowlada oo kasoo baqoolay magaalada Muqdisgo ayaa gaaray jowhar iyada oo aan la ogeen sababta kadanbeeysay in ay halkaas gaaraan.
Magaalada waxaa iminka kamaqan Madaxweeyne Waare ku xigeenkiisa iyo gudoomiyaha baarlamaanka Hiirshaabelle Osman Barre oo intuba Khilaaf udhaxeeyo xili waqtigooda maalma ay kaharsantahay.
Cidamada maanta tagay Jowhay ayaa caawa fadhisin ka sameestay magaalada jowhar sida ilawareed u xaqiijiyeen shabakadda Aragticusub waxaana dadka ay yihein dareen ku joog maadaama aan la geen ujeedka rasmiga ah ee ciidanka .
Madaxda dowlada iyo tan Hiirshabelle ayaa ilaa hada wax war ah kasoo sarin ciidanka lageeyay jowhar iyo u jeedada kadanbeeyo.
Xafiiska Wararka Jowhar.