Burcad dhinaca Internetka oo dhac u geysatay Soomaalida ku noolka Dalka Kenya

Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya, iyagoo guddiga suuqa Islii ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internetka.

Gudiga Ganacsatada Somaalida Islii ayaa ugu baqay Soomalida ku nool Dalka Kenya in ay iska ilaliyaan Burcada Dhibatada u geysaneysa dhaqaalahooda

Arrintan ayaa imaanaysa kumanaan qof oo ku nool magaalada Nairobi ay wali dhibbaneyaal u yihiin adeegga ama Applicationka CASH24 kaas oo la goostay lacago badan oo ay leeyihiin dad badan oo Kenyan ah oo ay Soomaali badana ku jirto.

Xafiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub,com