Buracd Hubeysan oo dhibaato ku heysa shacabka ku dhaqan Xaafadaha Magaalada Muqdisho

Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa xiliyada Habeenkii iyo Maalinkii waxaa ku soo kordhay Tuugada Dadka Moobeelada ka dhacda

Xaafada Jamhuuriya Degmada kaaraan iyo Xaafado kale eek u yaala Muqdisho ayaa kooxaha burcada ee hubeysan ay ku soo bateen

Burcada ayaa ku hubeysan Tooreey iyo Bastoolado kuwaas oo Dadka shacab ka ah ka qaata lacagaha iyo mobeelada ay sitaan

Ma jiro illaa hadda cid wax ka qabata burcadaasi Dadka shacabka ah mobeelada ka qaata

Dad badan ayaa xilli ay la kulmaan burcad ka dib diiday in mobeelada ay dhibaan ayaa dhibaato kala kulmay kuwaas oo qaarkood dhaawaca ka soo gaaray dhacdadaasi la dhigay Isbitaalada ku yaala Muqdisho

Sidoo kale degmooyinka kale ee Muqdisho ayaa iyana waxaa ka jira dhibaatooyin ay Dadka shacab ka ah kala kulmaan kooxaha burcada ah .

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com