Beesha Caalmaka oo Dhiiro gelisay Madaxada Shirka uu uga Socdo Dhuusamareeb

Xubnaha Beesha Caalamka eek u sugan Soomaaliya ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay ku dhiro gelinayaan Madaxda shirka uu uga socdo Dhuusamareeb

Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa qoraalka ay soo sareen  soo dhaweeyay shirka Dhuusamareeb uga socda Dawlada Federaalka Soomaaliya ,Dawlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Madaxda shirka uu uga socdo in ay sii wadaan wada hadalada kana heshiiyaan khilaafka ka dhexjira si doorasho ay kaga dhacdo dalka

Hadalkaan ka soo baxay Beesha Caalamka aya imaanayaa iyadoo muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo ay ka hortay wax ka yar lix maalmood oo la doonayo in dalka doorasho ay ka dhacdo.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com