Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubaland Ahmed Madoobe)ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin Qadiyada badda Soomaaliya sidoo kalena rajo weyn ka qabaan in ay guulaysato Soomaaliya Kiiska Dacwadad Badda kala dhexe kenya , wuxuu yiri Axmed Madoobe aan soo ceshaynayo badeena ay muranka galisay Kenya.
“Waxaan garab taaganahay Qareenada iyo xubnaha kale ee u taagan dooda Dacwada Badda ee inagala dhaxeysa Kenya ee taala Xarunta Maxkamada Cadaaladda Adduunka” ayuu yiri Madaxweynahu.
Hadalkaan ka soo baxay Madaxweynaha Mamulka Jubland ayaa dhabar jab weyn ku noqonaya Kenya iyadoo la ogyahay in Kenya Tageero Xooggan ay siiso Maamulka Jubland ee Axmed Madoobe uu hogaamiyo tasi oo isgu jirta mid dhaqaale iyo mid ciidan
Hase ,ahaatee Kenya dhinaceeda wax war ah kama soo bixin balse dad badan ayaa aamin san in hadalka Axmed Madoobe uu yahay mid siyaasadeeysan.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com