Askari ka Tirsan Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dad shacab ah ku dilay xaruun dadka Mingiska looga tumo oo ku taalo degmada Warta nabada ee Ex Wardhiigleey .
Inta la ogyahay 2 qof geeriyootay.8 kalena dhaawac ayaa soo gaaray
Wararka ayaa sheegaya in Dadka Dhaawaca ah loo qaaday goobaha Caafimaad ee Magaalada Muqdisho Halkaas oo lagu daaweynaayo
Lama oga ilaa hadda sababta uu Askarigaas dilka ugu geystay Dadkaasi shacabka ahaa mana jirto ilaa hadda war ka soo baxay hay,adaha Amniga ee ku saabsan dilka Dadkaasi
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com