Al-Shabaab ayaa ka hadlay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxa ayna sheegteen mas’uuliyada Qaraxaasi ‘ iyaga oo tilmaamay in ay la beegsadeen xubno ka Tirsan dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Saraakiil
Baraha ay adeegsadaan Alshabaab ayaa la soo dhigay in Shabaab qaraxa ay u adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, isla markaana lagu beegsaday maqaayadda Luul-Yemeni oo u ku taalla degmada Xamar-Jajab, aggaarka dekedda Muqdisho.
Al-Shabaab shegay in xilliga ay qaraxa la beegsanayeen maqaayadda ay ku sugnaayeen saraakiil sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Waa Markii Labaad eeAlshabaab ay qaraxku weeraraan MaqaahidaLuulyamani eek u taala Magaalada Muqdisho.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com