Akhriso:-Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Guddiga Madaxa bannaan ee xulista Baarlamaanka labaad ee koonfur Galbeed ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada Cusub ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed oo ka kooban 95 Mudane.

Guddiga ayaa bilihii la soo dhaafay ku mashquulsanaa soo xulista xildhibaannada Cusub,iyaga oo wadatashi kala yeelanayay Odayaasha Dhaqanka koonfur Galbeed maadaama Xildhibaannada hab beeleed loo soo xulayey.

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed ayaa dhawaan waxaa ay dooran doonaan guddoomiye iyo kuxigeenadiisa,iyada oo la dhaarin doono.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed.